Wednesday, May 25, 2011

Nin soomaali ah oo qoorta laga jaray

Kooxdii Al shabaab la oran jiray oo u dagaalami jirtay in ay soomaaliya ku soo rogaan ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa waxay qoorta ama madaxa ka gooyeen wiil soomaali ah taariikhdu markay ahayd janaayo 13 2009. Wiilkaan ayaa waxaa qoorta looga jaray ka dib markuu diinta islaamka ka baxay oo uu qaatay diinta kirishtaanka. Daawo arxandarrada diinta islaamka.

Al shabaal oo carrabka ka jaray wiil soomaaliyeed

Al Shabaab oo ah koox islaamihiin ah oo u dagaalami jirtay in shareecada islaamka lagu dhaqo Soomaaliya ayaa waxay jarabka ka jareen wiil soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in uu ahaa jaajuus. Carrabka waxaa laga jaray Agoosto 16 2010 asagoo jooga Muqdisho. Daawo arxandarrada diinta islaamka.