Waxay ka dhacday Gobolka Hiiraan ee soomaaliya. Ninkaan gacanta laga jarayo waxaa lagu eedeeyay in uu xaday wax. Daawo naxariis la'aanta diinta islaamka.
muxaadaro shareeco diinta salafi wahaabi argagixiso islaami islaamiyiin islaamiyiinta jihaad boqolsoon nebi maxamed somalia somali man chopping hand off cutting hand off Islamic law sharia law
Shareecada islaamka
Diinta Islaam waa naxariis daro.
Friday, August 12, 2011
Wednesday, May 25, 2011
Nin soomaali ah oo qoorta laga jaray
Kooxdii Al shabaab la oran jiray oo u dagaalami jirtay in ay soomaaliya ku soo rogaan ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa waxay qoorta ama madaxa ka gooyeen wiil soomaali ah taariikhdu markay ahayd janaayo 13 2009. Wiilkaan ayaa waxaa qoorta looga jaray ka dib markuu diinta islaamka ka baxay oo uu qaatay diinta kirishtaanka. Daawo arxandarrada diinta islaamka.
Al shabaal oo carrabka ka jaray wiil soomaaliyeed
Al Shabaab oo ah koox islaamihiin ah oo u dagaalami jirtay in shareecada islaamka lagu dhaqo Soomaaliya ayaa waxay jarabka ka jareen wiil soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in uu ahaa jaajuus. Carrabka waxaa laga jaray Agoosto 16 2010 asagoo jooga Muqdisho. Daawo arxandarrada diinta islaamka.
Tuesday, March 15, 2011
nin dhagax lagu dilay
Daawo sawiro nin dhagax lagu dilay. Daawo naxariis la'aanta diinta islaamka.
ninkii dhagax lagu dilay dhagaxa stoning man to death somalia
ninkii dhagax lagu dilay dhagaxa stoning man to death somalia
Subscribe to:
Posts (Atom)