Friday, August 12, 2011

Daawo Nin soomali ah oo gacanta laga gooynayo

Waxay ka dhacday Gobolka Hiiraan ee soomaaliya. Ninkaan gacanta laga jarayo waxaa lagu eedeeyay in uu xaday wax. Daawo naxariis la'aanta diinta islaamka.



muxaadaro shareeco diinta salafi wahaabi argagixiso islaami islaamiyiin islaamiyiinta jihaad boqolsoon nebi maxamed somalia somali man chopping hand off cutting hand off Islamic law sharia law

Wednesday, May 25, 2011

Nin soomaali ah oo qoorta laga jaray

Kooxdii Al shabaab la oran jiray oo u dagaalami jirtay in ay soomaaliya ku soo rogaan ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa waxay qoorta ama madaxa ka gooyeen wiil soomaali ah taariikhdu markay ahayd janaayo 13 2009. Wiilkaan ayaa waxaa qoorta looga jaray ka dib markuu diinta islaamka ka baxay oo uu qaatay diinta kirishtaanka. Daawo arxandarrada diinta islaamka.

Al shabaal oo carrabka ka jaray wiil soomaaliyeed

Al Shabaab oo ah koox islaamihiin ah oo u dagaalami jirtay in shareecada islaamka lagu dhaqo Soomaaliya ayaa waxay jarabka ka jareen wiil soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in uu ahaa jaajuus. Carrabka waxaa laga jaray Agoosto 16 2010 asagoo jooga Muqdisho. Daawo arxandarrada diinta islaamka.


Tuesday, March 15, 2011

nin dhagax lagu dilay

Daawo sawiro nin dhagax lagu dilay. Daawo naxariis la'aanta diinta islaamka.






ninkii dhagax lagu dilay dhagaxa stoning man to death somalia

Sunday, February 20, 2011

gacan goyn: nin gacanta laga gooyay

Maamulka islaamiga ah ee magaalada kismaayo ayaa waxay ku fuliyeen xun gacan goyn ah nin lagu eedeeyay in uu xaday lacag dhan boqol doolar ( $100 ).  Naxariis darada diinta islaamka daawo.






Daawo dumarka soomaliyeed oo u dagaalamaya in soomaaliya lagu dhaqo daqanka iyo diinta carabta.
Somali women fighting for jihad hijab niqab naago dumar haween gabdho gabdhaha.