Wednesday, May 25, 2011

Al shabaal oo carrabka ka jaray wiil soomaaliyeed

Al Shabaab oo ah koox islaamihiin ah oo u dagaalami jirtay in shareecada islaamka lagu dhaqo Soomaaliya ayaa waxay jarabka ka jareen wiil soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in uu ahaa jaajuus. Carrabka waxaa laga jaray Agoosto 16 2010 asagoo jooga Muqdisho. Daawo arxandarrada diinta islaamka.


No comments:

Post a Comment